Silvia Romano oo Aayado Quraan ah ugu jawaabtay dadka hanjabaadaha u jeedinaya

Hadal-heynta warbaahinta dalka Talyaaniga waxaa qabsaday sheeko ku saabsan Silvia Romano oo boggeeda Facebook-ga kusoo qortay aayado quraan ah oo ay ku fasirtay luuqaddeeda. Ficilkan ayaa u muuqda mid ay Romano ugu jawaabeyso dadka hanjabaadaha iyo dhaleeceynta ugu jeedinaya baraha bulshada. Silvia ayaa dhawaan dib ugu laabatay dalkeeda kaddib markii laga sii daayay afduub muddo … Continue reading Silvia Romano oo Aayado Quraan ah ugu jawaabtay dadka hanjabaadaha u jeedinaya